Siciid Deni oo Guddoomiyay shirka golaha Wasiirada oo arrimo muhiim ah looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Garawe. Shirka golaha wasiirada ayaa todobaadkan looga hadlay arrio kala duwan ay kamid ahaayeen Amniga, Dib-u-eegista mashruuca JPLG ee degmooyinka iyo hirgelinta hanaanka qiimaynta iyo dabagalka ee (PEMIS). Qaar kamid ah wasiirada maamulka Puntland oo … Continue reading Siciid Deni oo Guddoomiyay shirka golaha Wasiirada oo arrimo muhiim ah looga hadlay (Sawirro)